Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Muqdisho


Shacabka iyo Maamulka Puntland ayaa lacag ka badan 480,000 oo dollar ugu deeqay dadkii ku wax yeeloobay qaraxii Zoobe ee 14kii October.

Guddi lacagtaasi loo dhiibay si ey u gaarsiiyaan dadkii loogu talagalay ayaa maanta ka amba baxay magaalada Bosaaso.

Wariyeheenna Yuusuf Maxamuud Yuusuf ayaa lacagtan deeqda ah ka wareystay Shiikh Fu'aad Maxamuud Xaaji Nuur oo ka mid ah Gudiga taakuleynta.

Dhageyso Deeqda Puntland
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:03 0:00

XS
SM
MD
LG