Isku xirrada

Dekedda Boosaaso oo dib loo furay


Markabka Boosaaso 2

Waxaa maanta si ku meel gaar ah dib luugu furay dekedda magaalada Boosaaso oo maalmihii la soo dhaafay xirneyd.

Heshiiskan ayaa imaanaya iyadoo rabshado iyo mudaaharaad looga soo horjeeday xirnaanshaha dekedda oo Bosaaso ka dhacay uu ku dhintay hal qof, laba kalena ay ku dhaawacmeen.

Wariyeheenna Boosaaso Yuusuf Maxamud Yuusuf ayaa warbixintan halkaasi ka soo diray.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG