Isku xirrada

Wareysi: Maxaa hortaagan ciidan qaran?


Fiqi wasiirka Difaaca

Dowladda Somalia ayey dhibaato ka haysataa dhismaha ciidamo qaran oo mideysan oo dalka ka howlgala, lana dagaala ururka Al-Shabab.

Dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada ayaa ka wada arinsanaya sidii laysugu dhafi lahaa ciidamada Somalia.

Haddaba, maxaa hor tagaan in la helo ciidamo Somalia ay leedahay oo hana qaado xiligan? Maxamed Cabdi Hassan ayaa arinkaasi ka wareystey Wasiirkii hore ee Difaaca Somalia Cabdi Xakiim Mahmuud Fiqi oo kusugan gobolka Virginia ee duleed magaalada Washington.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG