Isku xirrada

Sicir barar ka jira magaalada Boosaaso


Ganacsiga Boosaaso

Sicir barar saameyn ku yeeshay maciishada quutul daruuriga ah ayaa ka jira suuqyada Magala Boosaaso ee Puntland, kadib markii muddo toddobaad ah ay xirneyd dekedda.

Shalay ayaa mudaaharaad xirnaanshaha dekedda looga soo horjeeday oo magaalada ka dhacay waxaa ku dhintay hal qof, laba kalena wey ku dhaawacmeen.

Wariyeheenna Yuusuf Maxamud Yuusuf ayaa tagay Suuqa Boosaaso, warbixintan ayuuna nooga soo diray.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG