Illaa iyo 50 mudane oo ka tirsan xildhibaanada baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta saxiixay mooshin ka dhan ah madaxweynaha maamulkaas, Shariif Xassan Sheekh Aaden.
Wariyeheenna Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan goor dhow inoo soo diray.