Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muhiimadda shirka dowladda iyo maamul goboleedyada


Madaxda maamul goboleedyada
Madaxda maamul goboleedyada

Magaalada Muqdisho waxaa si si rasmi ah uga furmay oo ka socda shir u dhaxeeya dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo madaxda Maamul Goboleedyada dalka.

Shirkan ayaa madaxdu uga wada hadlayaan xalinta khilaaf bilihii u dambeeyay ka dhex oognaa oo ku aadan mowqifka dhex dhexaadka ee dowladdu ay ka qaatay muranka dalalka khaliijka.

Waxaa kaloo ay ka wada hadlayaan arrimo ay ka midyihiin, ammaanka dalka iyo sidii wada jir looga qeyb qaadan lahaa howlgal ay dowladdu qorsheyneyso oo ka dhan ah ururka Al-Shabaab.

Haddaba Shirkan ahmiyad intee la eg ayuu Soomaaliya u leeyahay, wariyeheenna Axmed Xassan Colaad ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.

Dhageyso Shirka Madaxda DF iyo maamullada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:19 0:00

XS
SM
MD
LG