Isku xirrada

Shaqadii Dekadda Boosaasoo oo Hakad Gashay


Dekedda Boosaaso

Maalmihii ugu dambeeyey waxaa xirnayd dekedda magalada Boosaaso, oo dhowaan lagu wareejiyey shrikadda P&O oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta, sida ay sheegayaan wararka ka imanaya magaalada Boosaaso.

Warka qaar ayaa sheegaya inay shaqada joojiyeen ganacsatada oo ka cabanaya lacago lagu kordhiyey.

Haddaba xiritaanka dekedda iyo sida loo xallin karo ayaa Jamaal Axmed Cismaan waxa uu ka waraystay wasiirka dekedaha ee Puntland Siciid Maxamed Raage.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG