Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faahfaahinta Qaraxii Muqdisho


Ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa saacadihii hore ee saaka soo af-jaray weerarkii ay maleeshiyada Al-Shabab ku qaadeen huteelka Naasa Hablood 2 oo ahaa weerar loo adeegsaday baabuurta qaraxda iyo dablay gudaha u gashay huteelka.

In ka badan 20 ruux ayaa la aamisan yahay inay ku dhinteen weerarkan sida ay ilo wareedyo kala duwan u sheegeen VOA. Waxaad hoosta ka dhageysan kartaan warbixin arrintaas ku saabsan, wareysi aanu la yeelanay nin ay hoteelka ku dhinteen, hooyadii, labo caruur ah oo uu dhalay, iyo labo kale oo uu adeer u ahaa.

Sidoo kale waxaad ku dhageysan doontaan taariikhda Madoobe Nuunow iyo saraakiil kale.

Dhageyso Faahfaahinta Qaraxyadii Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:25:15 0:00

XS
SM
MD
LG