Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Arsene Wenger :Booskeyga Dib u Eegis Ayaa Lagu Sameynayaa


Arsene Wenger, ayaa caddeeyay in madaxda naadiga Arsenal ay dib u eegis ku sameyn doonaan booskiisa tababarnimo, marka uu dhammaado xilli ciyaareedkan.

Tababaraha Faransiiska u dhashay ayaa saxiixay xagaagii la soo dhaafay heshiis laba sano uu ku kordhinayay qandaraaskiisa uu naadiga kula joogay, isagoo muddo 21 sano naadiga la joogay.

Balse mar uu ka hadlayay Khamiistii kulanka sanadlaha ah ee naadiga madaxdiisa ay yeeshaan ayuu ka sheegey in ay dhici karaan wada hadallo dheeraad ah marka uu dhammaado ololaha hadda socda.

"Waxan rabaa inaan ogaado waxa ay madaxda ka aamisan yihiin horumarada aan sameeyo," ayuu Wenger yiri.

XS
SM
MD
LG