Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Axmed Cabdi oo u Tartamaya Doorashada Washington.


Seattle, Washington.
Seattle, Washington.

Wiil Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Axmed Ismaaciil Cabdi ayaa ka mid ah musharraxiinta ugu cad cad ee doorashooyinka maamulka Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha ee gobolka Washington.

Doorashooyinka loogu tartamayo kuraasta guddiyada maamulka gobolkaasi ayaa lagu wadaa in ay qabsoomaan 7-da bisha November oo ay laba toddobaad uun naga xigto.

Axmed wuxuu doorashada kaga jiraa degaanka King County ee magaalada Seattle ee gobolkaasi. Caasha Ibrahim Aden (Cuud) ayaa khadka telefoonka ku wareysatay.

Halkaan ka dhageyso wareysiga Axmed
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:45 0:00

XS
SM
MD
LG