Isku xirrada

Kheyre: Sabtiga dalka wuxuu galayaa xaalad dagaal


Kheyre

Ra’iisul wasaaraha xukuumada federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhawaaqay in wixi ka danbeeya sabtida birrito ah uu dalka geli doono xaalad dagaal.

Arrintan ayaa loo arkaa mid ay dowladda uga jawaabi doonto qarraxii ay dadka badani ku dhamaadeen ee 14-ki bishan October lagu weeraray magaalada Muqdisho.

Faa-faahinta warkaan waxaa haya Nur Bukhaari.


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG