Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Aabbe laba ilmo ku waayey qaraxii Muqdisho


Aabe
Aabe

Mid ka mid ah dadka sida ba’an ay waxyeelada uga soo gaartey qaraxii Muqdisho waxaa ka mid ah aabe ganacsi noocyada yar yar ah ku lahaa waddada qaraxa uu ka dhacay dacalkeeda.

Aabahan ayaa qaraxa ku waayey 2 canug oo uu dhaley oo gadeyey tabakaayadii uu ku gadanayey ganacsiga markii qaraxa uu dhacayay.

Aabahaasi oo ah Nin naafo ka ah labada lugood ayaa aanan wali ka samrin inuu helo haraadiga maydka ilmhiisa.

Sahra Cabdi Axmed oo la xariirtey ayaa warbixintan gaar ah ka diyaarisey.

Dhageyso Aabbe laba Ilmo ku wayay qaraxii Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:06 0:00

XS
SM
MD
LG