Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bannaanbax Ka Dhan ah al-Shabaab oo Muqdisho ka Dhacay


Waxa xilligii fiidka ee magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay banaanbax ay dhigayeen dadweynaha magaalada Muqdisho. Banaanbaxa ayaa ahaa mid ay dadka muqdisho daggan ku muujinayeen murugada iyo carada wada socda ee ay ka qaadeen qaraxii ismiidaaminta ahaa ee lagu xasuuqay dad boqollaal gaaraya oo aan waxba galabsan.

Cismaan C/laahi Guure, agaasimaha Radio Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa Caasho Ibraim uga warramay banaanbaxa iyo qaabka uu ahaa.

Dhageyso Bannaanbaxa Muqdisdho ka Dhacay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:03 0:00

XS
SM
MD
LG