Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Washington: Shirka Bangigga Adduunka iyo IMF

Cabdirashiid Dahabshiil - Maamullaha Shirkadda Dahabshiil.
Cabdirashiid Dahabshiil - Maamullaha Shirkadda Dahabshiil.

Magaalada Washington waxaa lagu soo afjaray shir bangigga addunka iyo hay'adda IMF ay soo qaban-qaabiyeen oo ay ka qeybgaleen madaxda hay’ddaha maaliyadda adduunka iyo shirkaddaha ganacsiga.

Daadkii ka qeybgalay shirarkaasi waxaa ka mid ahaa Cabdirashiid Dahabshiil, maamullaha guud ee shirkadda Dahabshiil.

Cabdicasiis Xuseen ayaa Cabdirashiid ku wareystay xarunta VOA ee Washington.

Wareysi Cabdirashiid Dahabshiil
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:59 0:00

This item is part of
XS
SM
MD
LG