Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Maxay Tahay Ahmiyadda Istaraatiijiyadeed ee Jabuti?


Marinka Bab al Mandab
Marinka Bab al Mandab

Dalka Jabuti ayaa lagu sheegaa inuu yahay mid ka mid ah dalalka ugu istaraatiijisan Africa sababtoo ah waxaa mara marin biyoodka Baabal Mandab ee Badda Cas ee u baxa dhinaca Kanaalka Suweys.

Baabal Mandab ayaa waxaa mara inta badan ganacsiga ugu ballaaran ee caalamka. Muhiimadaasi istaraatiijiyadeed ee Jabuti ayaa sababay in qaar ka mid ah dalalka ugu awooda badan caalamka ay ka sameystaan saldhigyo millatari.

Hadda Maxay tahay dantaJabuti ugu jirto saldhigyada milatari ee quwadaha caalamka. Warbixintaan waxaa ku eegaya wariyaheena Jabuti Ramadan Muse.

Warbixinta Ahmiyada Jabuuti
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:39 0:00

XS
SM
MD
LG