Isku xirrada

War Deg-Deg ah

N'Golo Kante oo 3 Bil Garoomada Ka Maqnaan Doona


Ciyaar-yahanka qadka dhexe ee Chelsea N'Golo Kante ayaa seddex isbuuc garoomada uga maqnaan doona dhaawac soo gaaray darteed, sida ay naadiga Chelsea shaacisay.

26 jirkan, ayaa ku dhaawacmay ciyaartii Faransiiska ay gool iyo waxba kaga adkaadeen kooxdii dalka Bulgaria, isbuucii la soo dhaafay.

Tababaraha Chelsea Antonio Conte, ayaa sheegay in ciyaar yahanka qadka dhexe uu u baahnaan doono in raajo la saaro.

XS
SM
MD
LG