Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhig Dhaqan oo ka Socda Muqdisho


hiddo iyo dhaqan
hiddo iyo dhaqan

Shalay Magaalada Muqdisho waxaa ka furmay Carwo dhaqameed ay haweenka degmooyinka gobolka ku soo bandhigayaan agabka hidaha iyo dhaqanka iyo farshaxanka.

Bandhiggan oo uu soo qaban qaabiyay maamulka Banaadir ayaa loogu talagalay in shaqo abuur loogu sameeyo laguna kobciyo wax soo saarka farsamada gacanta ee dumarka.

Wariyeheenna Seynab Abuukar oo Carwadaasi tagtay ayaa warbixintan inoo soo dirtay.

Dhageyso Muqdisho oo uu ka socdo bandhiga Dhaqanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:32 0:00

XS
SM
MD
LG