Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dekadda Boosaaso oo Lagu Wareejiyay Shirkadda P&O


Waxaa maanta si rasmi ah maamulka dekedda magaalada Boosaaso loogu wareejiyey shirkad lagu magacaabo P&O oo laga leeyahay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.

Wasiirka dekedaha Puntland, Siciid Maxamed Raage, ayaa VOA uga waramay ujeeddada laga leeyahay wareejinta maamulka dekedda Boosaaso.

Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa ugu horeyn weydiisay qorshaha ka danbeeya wareejinta dekedda magaalada Boosaaso.

Dhageyso Dekadda Boosaaso oo si Rasmi ah Loo wareejiyay
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:11 0:00

XS
SM
MD
LG