WASHINGTON. D.C —
Ciyaartooy caan ah ayaa sanadka danbe ka maqnaan doona koobka aduunka, kadib marki ay hareen xulalkooda.
Wararki ugu danbeeyay waxaa inoo haya Nuur Bukhaari iyo Maxamud Mascadde.