Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Alaab Dhaqe Isu Baddalay Milyaneer


Tashitaa Tufaa oo kaxeynaya mid ka mid ah basaska uu leeyahay ee ka shaqeeya Minnesota, Aug. 9, 2017. (Photo: Maxamud Mascadde VOA)
Tashitaa Tufaa oo kaxeynaya mid ka mid ah basaska uu leeyahay ee ka shaqeeya Minnesota, Aug. 9, 2017. (Photo: Maxamud Mascadde VOA)

Tashita Tufaa, oo ah nin Ethiopian ah balse dagan Mareykanka ayaa noloshiisa ku sameeyay isbadal weyn, kadib marki uu shaqo kasoo bilaabay alaab dhaqid kadibna noqday milyaneer.

Tufaa oo ka soo jeeda gobolka Ormada ayaa waxaa uu Magaalada Minneapolis ku leeyahay shirkad gaadiid oo ay u shaqeeyaan inkabadan 300 oo basas ah.

Weriyaha VOA Tigist Geme ayaa la kulantay warbixintanna ka diyaarisay, waxaa soo tarjuntay soona jeedineysa Sahra Abid Ahmed

Halkaan ka dhageyso warbixinta
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:37 0:00


XS
SM
MD
LG