Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Maxay ka Dhigan yihiin Go'aanada Shirka Kismaayo


Madaxda Maamul Goboleedyada
Madaxda Maamul Goboleedyada

War-murtiyeed ayaa kasoo baxay shirkii madaxda dawlad goboleedyada ay ku yeesheen magaalada Ksimaayo waxayna ugu baaqeen dawladda Soomaaliya inay kala tashato arrimaha masiiriga ah ee taabanaya shacabka ku nool gobollada.

War-murtiyeedkaas ayaa gobolladu waxay walaac ka muujiyeen qaybta ay ka helaan kaalmada caalamiga, waxay kalsoo sheegeen inay ka walaacsan yihiin sida dawladda federaalku u maamulayso arrimaha federaalaynta, dastuurka iyo xeerarka kale ee kasoo baxa dawaladda dhexe.

Hadaba War murtiyeedkan Maxaa nuxur ah oo ku jira? Muxuuse uga dhigan yahay khilaafka dowladda iyo Maamul goboleedyada?

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa su’aalahaas iyo kuwo kaleba weydiiyay Professor Liibaan Ciise oo ka tirsan Jaamacadda Muqdisho, khadka taleefanka Muqdisho ayuu kula xiriiray.

Wareysi: Prof. Liiban Ciise
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:54 0:00

XS
SM
MD
LG