Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Gaas oo ka Hadlay Shirka Kismaayo


Abdiweli Gaas
Abdiweli Gaas

War-murtiyeed ayaa kasoo baxay shirkii madaxda dawlad goboleedyada ay ku yeesheen magaalada Ksimaayo waxaana lagu aas-aasay gole ay ku mideysan madaxda.

Golahan ayaa loogu magac daray Golaha Iskaashiga dawlad goboleedyada oo sanandka koowaad ay guddoomiye iyo ku xigeen u kala yihiin madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynaha HirShabelle Maxamed Cabdi Waare.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa khadka teleofonka kula xidhidhay Madaxweynaha Puntand Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay ka wareysatay shirkii Kismaayo.

Wareysi Madaxweynaha Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:36 0:00

XS
SM
MD
LG