Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mombasa: Weerar lagu Dilay Shaqaale Jaamacadeed


Laba ka mid ah shaqaalaha Jaamacad ku taalla Mombasa ee dalka Kenya ayaa dhimatay, markii rag hubeysan rasaas ku fureen gaari iyaga iyo arday kale u siday Jamacadda maanta oo Talaada ah.

Heybta dableyda weerarka geysatay ayaan weli la garaneyn, laakiin booliska deegaanka xeebta Mombasa ee Kwale, ee ay ku taala jaamacadda Farsamada ee Mombasa ayaa sheegay inay noqon karaan burcad ama mintidiin.

Wariyeheenna Jamaal Axmed Cusmaan ayaa arrintan ka wareystay, Maxamed Cabdi Bootaan oo ah wariye ka tirsan Radio Salaama.

Dhageyso Weerar Mombasa Ka Dhacay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:28 0:00

XS
SM
MD
LG