Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dab Xoog Leh oo Hadda Ka Soconaya California


Dabka California
Dabka California

Ugu yaraan 10 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dab xoog leh oo ka soconaya meelo badan oo ka mid ah gobolka California ee dalka Mareykanka.

Madaxa maareynta dabka ee gobolkaasi ayaa sheegay in sidoo kale uu dabku baabi,iyay in ka badan 1,500 oo guri iyo dhismooyin ganacsi.

In ka badan 20 kun oo ruux ayaa laga daad gureeyay meelaha uu sida aadka ah u ugu sii fidayo dabka.

Gudoomiyaha gobolka California Jerry Brown ayaa xaalad deg deg ah kusoo rogay magaalooyinka Napa, Sonoma, iyo Yuba counties.

Faah-haafinta dabkan ayay wariyaheena Casha Cuud ka Cabdisalaan Xaaji Siciid oo ka mid ah Soomaalida deggan gobolkaasi.

Halkaan ka dhageyso wareysiga dabka California
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:35 0:00

XS
SM
MD
LG