Isku xirrada

Kheyre: Ugu Dambeyn Sanadkan Waa la Bixinaya Mushaaraadka


Kheyre

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa mar kale ballan qaaday in dawladdiisu ay bixin doonto mushaharaadka ciidanka iyo shaqaalaha dawladda ugu dambayn dhammaadka sannadkan. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka hadlayey munaasabad looga hadlayo taakulaynta ciidanka oo ka dhacday xalay hoteelka SYL. Warbixintan waxaa inoo haya Cabdulqadir Maxamed Cabdulle.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG