Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aar Maanta iyo Fiisaha Maraykanka


Aar Maanta
Aar Maanta

Fanaanka Soomaaliyeed ee Aar Maanta, iyo kooxdiisa - the Urban Nomads- ayaa la filayay in todobaadkan ay bandhig faneedyo toos ah iyo siminaaro ay kaga qeyb galaan gobolka Minnesota. Laakiin, waxaas oo dhan waa la baajiyay ka dib markii fanaanka ay ka soo daahday Fiisihii uu Mareykanka ku soo gali lahaa.

Kooxdan oo ka kooban shan qof oo Aar oo kaliya uu Soomaali iyo Muslimba ka yahay ayey afartii kale heleen fiisayaashoodii, laakiin isaga laga heystay muddo badan. taana ay keentay inay baajiyaan safarkoodii maadaama uu yahay hogaamiyaha kooxda.

Dhageyso Wareysiga Aar Maanta
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:38 0:00

XS
SM
MD
LG