Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gaarisa oo Dadkii Abaartu ay Saameysay Mashruuc Loo Furey


Maamulka Gaarisa oo kashaneyso dowladda dhexe ayaa bilaabay mashruuc loogu gar-gaarayo dadka iyo duunyada ay abauruhu ay saameyeen.

Mashruucan oo uu xarigga ka jaray duqa Gaarisa, Cali Bunow Qorane, ayaa waxaa uu sheegay in dagmooyinka Lagdhera, Balanbala iyo Fafi ay yihiin dagmooyinka ay abaartu aadka u sameysay.

Wariyaha VOA Maxamed Farax Shire ayaa warkan Garissa inooga soo diray.

Dhageyso Warbixinta Gaarisa
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:55 0:00

XS
SM
MD
LG