Isku xirrada

Dalalka Somaliland Taageera oo ka Hadlay Doorashada


Guddida Doorashada iyo Xisbiyada

Dalalka Somaliland ka taageera doorashada ayaa hannaanka kaadh-qaybinta codbixiyaha iyo sidoo kale doorashada ku tilmaamay mid u socda si sax ah.

Dalalkan ayaa sidoo kale waxay xisbiyada siyaasadda Somaliland, guddida doorashada iyo ururada bulshada ugu baaqeen in la suurtogeliyo doorasho xor iyo xalaal ah.

Geesta kale, Guddida ilaalinta anshaxa doorashada ayaa ganaax lacageed ku soo rogay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani.

Arrimahaas iyo kuwo kale oo la xidhiidha arrimaha doorashada waxa warbixintan ka diyaariyay oo magaalada Hargeysa nooga soo diray weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG