Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Layvin Kurzawa oo Laga Saaray Liiska Xulka Faransiisk


Layvin Kurzawa
Layvin Kurzawa

Difaaca Paris Saint-Germain, Layvin Kurzawa, ayaa laga saaray liiska xulka dalka Faransiiska kulamada ay Faransiiska la dheeli doonaan xulalka dalka Bulgaria iyo Belarus, is reeb reebka koobka adduunka.

Waxa lagu baddalay ciyaar-yahanka Jordan Amavi, oo u ciyaara kooxda Marseille.

Xiriirka kubadda cagta ee Faransiiska ayaa Arbacadii sheegey in Kurzawa uu dhaawac fudud ka soo gaaray jilibka intii lagu guda jiray tababarka kooxda Faransiiska, Isniintii.

XS
SM
MD
LG