Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taliyihii Ciidamada Garoonka Gaalkacyo oo la Dilay


Gaalkacyo
Gaalkacyo

Taliyihii ciidamada garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuususf Axmed ee magaalada Gaalakacayo iyo qof kale oo rayid ah ayaa ku dhintay toogasho ka dhacday garoonka.

Nin lagau tuhmayo inuu dilka gaystay ayaa la sheegay inay qabteen ciidamada amniga.

Weriyahayaga Cabdulwaaxid Macallim Isxaaq ayaa dilkan ka waraystay duqa magaalada Gaalkacayo ee maamulka Puntland Maxamuud Yaasiin Tumay.

Dhageyso Toogashada Gaalkacyo
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:12 0:00

XS
SM
MD
LG