Isku xirrada

Wasiirka Amniga ee Soomaaliya ayaa sheegay in xilkii laga qaaday Taliyayaashii Booliiska iyo Nabadsugidda ee degmada Xamarweyne kadib kadib dilkii maalintii Arbacada ka dhacay magaalada Muqdishu ee loo gaystay xubin ka tirsan mas’uuliyiinta ururuka Haweenka Canab Cabdullaahi Xaashi iyo wiil ay dhashay Guddoomiyaha Ururka Haweenka Soomaalida Batuulo Axmed Gaballe. Warbixintan waxa ainoo haya Ismaaciil Xusene Farjar.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG