Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dadaallo laga dhex-waday Galmudug oo guul darreystay


Xildhibaanada oo la dhaariyey
Xildhibaanada oo la dhaariyey

Xidlhibaanno ka tirsan labada Aqal ee baarlamanka ee Soomaaliya oo dadaal dhex dhexaadin ah ka dhex waday madaxda maamulka Galmudug ee khilaafku ka dhex ooganyahay ayaa sheegay in dadaalkoodu uu guul dareystay.

Xildhibaanada ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka ah inay faragelin ku sameysay howshii ay wadeen oo meel gebageba ah mareysa.

Xildhibaanadan ayaa caawa shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Cadaado.

Wariyeheenna Falastiin Axmed Imaan ayaa shirkooda Ja’raaid wax ka weydiisay Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye oo ka tirsan xubnaha labada Aqal ee Cadaada u joogay waan-waanta Khilaafka madaxda Galmudug.

Wareysi: Xildhibaan Saabir
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:19 0:00

XS
SM
MD
LG