Isku xirrada

Horumar laga sameeyey xuquuqda aadanaha Soomaaliya


somalia map

Warbixin loo gudbiyay Golaha Xuquuql Insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in horumar muuqda laga sameeyay xaaladda Xuquuqul Aadanaha ee Soomaaliya.

Si kastaba, waxey warbixintu dhinaca kale xustay inay weli jiraan caqabado waa weeyn oo horyaalla in horumarkaasi uu horey u sii socdo. Gaar ahaan colaado, abaaro, iyo saboolnimo isbiirsaday.

Wariyaha VOA-da Lisa Schlein ayaa warbixintan ka soo dirtay Magaalada Geneva, waxaa soo jeedinaya Ismaaciil Xuseen Farjar.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG