Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Masjid ku yaalla Sweden oo la gubay


Masjid ku yaalla magaalada Orebro ee dalka Sweden ayaa la gubay, iyada oo wax khasaare nafeed ah aan ilaa hadda la soo sheegin.

Masjika waxa dab la qabadsiiyey 2-dii saqdii dhexe ee xalay, sida ay wararka sheegayaan.

Magaaladan Orebra waa tan lixaad ee ugu weyn dalka Sweden, waxaana wararku sheegayaan in aysan ahayn meel kooxaha cunsuriyiinta ahi ku badan yihiin.

Faafhaaninta dhacdadan ayaa Maxamed Cabdi Sandhere waxa uu ka wareystay Yuusuf Sheekh Cabdullaahi Xasan oo ah macallin ku nool magaalada Stockholm ee dalkaasi Sweden.

Dhageyso masjid lagu gubey Sweden
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:54 0:00

XS
SM
MD
LG