Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kheyre oo la hadlay Soomaalida Mareykanka


Kheyre
Kheyre

Ra'iusl wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa xalay gobolka Virginia kula kulmay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Mareykanka.

Khudbad uu ka jeediyay magaalada Alexandria ee gobolka Virginia ayuu Ra'isulwasaaraha kaga hadlay xaaladda uu hadda ku suganyahay dalka iyo rajada mustaqbalka ee dalka, waxa kale oo uu la dardaarmay Soomaalida ku nool Mareykanka.

Wariyaha VOA-da Sahra Cabdi Axmed ayaa ka mid aheyd wariyaashi joogay xaflada, waxay u warrantay Casha Ibrahim Adan.

Halkan ka dhageyso sheekada warbixinta Ra'isulwasaaraha
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:14 0:00

XS
SM
MD
LG