Ku soo dhawaada dhageystayaal xubinta Ciyaaraha, waxana ku soo qaadaneynaa kulamadii dhacay ee horyaallada kala gaddisan ee Yurub iyo sidoo kale kulamada Champions League ee beri dhici doona. Jamaal Axmed Cismaan ayaa soo diyaariyay.