Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Dumarka iyo Kaalinta Siyaasadda


Haweenka Somaliland ayaa inta badan ku dooda in ay golayaasha siyaasadda ay ka Maqan yihiin, iyadoo 164-ka mudane ee Baarlamaanka ay gabadh kali ahi ku jirto. Shir lagaga hadlayo doorka haweenka ee siyaasadda iyo ganacsiga ayaa maanta lagu qabtay Hargeysa.

Shirkan waxan ka qaybgalay mas'uuliyiin, haween iyo marti kale oo ka kala socday hay'adaha dawladda, kuwa maxalliga ah, kuwa caalamiga ah iyo ururada bulshada. Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa shirkaa goobjoog ka ahaa, waxaanu ka soo diray Warbixintan.

Dhageyso Dumarka Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:49 0:00

XS
SM
MD
LG