Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galmudug oo Taageertay UAE iyo Sucuudiga


Warsaxaafadeed kasoo baxay maamulka Galmudug, ayaa lagu sheegay in maamulkaasi ka mid noqdey maamul goboleedyada kasoo horjeestey dowlada federalka Somalia aragtideeda dhexdhexaadnimo ee xiisada u dhaxaysa dalalka Gacanka Carabta.

Waxaa Galmudug ay sheegtey inay go’aankeedan uu yahay mid ay garteen kadib markii ay ku qanci waayeen sida ay sheegeen doorka dowlada dhexe ay ka qaadatey arinka.

Haddaba Wasiirka warfaafinta Galmudug, Maxamuud Aadan Cusmaan ayaa Sahra Cabdi Axmed uga waramay go’aanka Galmudug

Wasiirka Warfaafinta Galmudug
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:31 0:00

XS
SM
MD
LG