Isku xirrada

Puntland oo Amar ku Soo Rogtay Kalluumaysiga


Wasiika kaluumaysiga iyo kharaadka Badda Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa ayaa sheegay in maamulku aya maamnuuceen in muddo laba sano ah laga kalluumaysto kalluunka nooca lagu magacaabo Indho Buurka oo uu sheegay in hilibkiisa aan la isticmaalin balse beerka oo keliya ay ganacsatadu iibsato.

Wasiirka oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in kaluunkan uu ku qaan gaaro mudo 15sano taasina ay muujinaysp in tarantiisu yar yahay loona baahanyahay in la ilaasho.

Waxaa kaloo uu wasiirku sheegay in kalumaysatada ay dhibaato u gaystaan gaadiidka sida sharci darada ah uga kaluaysta xerbta Punland,wuxuuna sheegay in ay dhawaan ay qaadi doonaan talaabo ay laga hortageyaan cabashooyinka kaluumaysatada.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG