Isku xirrada

Abaalmarin La Siiyay Xamse Warfaa


Xamsa Warfa

Gobalka Minnesota waxaa abaalmarin la gudoonsiiyay Xamse Warfaa oo ka mid ah dadka Soomaaliyeed u dhaqdhaqaaqa arrimaha Bulshada.

Abaalmarintan oo sanadkiiba mar ay bixiyaan Hay’adaha deeqaha bixiya ee gobalka Minnesota, ayaa waxaa la siiyaa dadka iyo hay’adaha ka shaqeeya isu soo dhaweynta Bulshada iyo la dagaallanka Cunsurinimada.

Wariyaha VOA ee gobalka Minnesota Maxamuud Mascadde, ayaa Xamse Warfaa ka wareystay abaalmaalmarinta la guddoonsiiyay.


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG