Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sarkaal Nabadsugidda ah oo Muqdisho lagu Dilay


Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dablay hubaysan oo loo tuhmayo inay ka tirsan yihiin ururka al Shabaab ay toogteen Taliyihii Nabadsugidda ee Degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, Maxamuud Macallin Xassan Qoolleey.

Wararka VOA helayso ayaa intaas ku daraya in Taliyihii Nabadsugiddu uu u dhintay dhaawacii ka soo gaadhay weerarkaas, sidoo kale waxaa dhintay mid ka mida ilaaladiisa oo la socday.

Dhageyso Dilka Sarkaalka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:17 0:00

XS
SM
MD
LG