Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cabasho ka Dhan ah Maamulka K. Galbeed


Bartamaha Baydhabo
Bartamaha Baydhabo

Todobaadkii tagay magaalada Baydhabo waxaa Maamulka Koonfur Galbeed uu ka soo saaray go’aan lagu mamnuucayo kulamada siyaasadeed ee looga soo horjeedo maamulkaas. Waxaa xiggay siyaasiyiin dhowr ah oo la xiriray muddo afar maalmood ahna ku jira xabsiga.

Maanta ayaa waxaa magaalada ay isugu yimid magaalada xubno isugu jiray aqoonyahan, xubno ka socday bulshada rayidka, oday dhaqameed iyo siyaasiyiin, waxeyna uga hadlayeen arrintan.

Wariyeheenna Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan Baydhabo nooga soo diray.

Dhageyso Xiisadda K. Galbeed
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:50 0:00

XS
SM
MD
LG