Isku xirrada

Dowladda Soomaaliya iyo Hay'adda ICAO oo Heshiis Gaaray


ICAO

Wasiirka duulista hawada dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Omaar oo ku sugan magaalada Montreal ee dalka Canada ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya iyo hay’adda ICAO ay kala saxiixdeen heshiis ku saabsan sidii maamulka hawadda Soomaaliya loogu gacan-galin lahaa dawladda Soomaaliya.

Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayuu u warramay, ugu horrayna waxaa uu ka hadlayaa shirarka uu ka qaybgalay.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG