Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Erdogan iyo Amir Tamim oo Kulmaya


Qatar Turkey

Madaxweynaha dalka Turkiga Raceb Tayib Erdogan iyo amiirka dalka Qatar Tamim bin Hamad al-Thani ayaa lagu wadaa in ay maanta ku kulmaan magaalada Ankara.

Labada hogaamiye ee xulufada ah ayaa wali baadigoob ugu jira xal u helida khilaafka u dhaxeeya Qatar iyo dalalka kale ee Khaliijka ee uu hogaamiyo Sacuudiga.

Warbixintan waxaa Qahira inooga soo diray Xuseen Zahnuni.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:01 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG