Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Telefoonada ay Soo Saarto Apple oo Toban Jirsaday


Shirkadda Apple ee laga leeyahay dalkan Maraykanka oo toban sano ka hor bilawday soo saarista telefoonada casriga ah, ayaa haatan soo bandhigtay telefoon cusub oo ay ugu talo gashay inay ku xusto toban-guurada ka soo wareegtay markii ay bilawday telefoonada casriga ah.

Haddaba Waxyaabaha ku cusub telefoonada Apple ay soo saartay ee kala ah Iphone 8 iyo Iphone X, ayaa Ismaaciil Xuseen Farjar ka waraystay Eng Maxamed Jaamac Muuse oo ah Engineer dhinaca Isgaadhsiinta ah oo ku nool magaalada Dallas ee gobolka Texas.

Shirkadda Apple iyo Telefoono Cusub
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:28 0:00

XS
SM
MD
LG