Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland: Dhiibistii Qalbi-Dhagax Sax bey Aheyd


Puntland
Puntland

Maamulka Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay aragtidiisa ku aadan Dhiibistii muranka baddan uu ka dhashay ee Dowladda Soomaaliya ugu gacan gelisay Itoobiya Sarkaal ka tirsan Jabhadda ONLF C/kariin Sheikh Muuse Qalbi dhagax.

Wasiiru Dowladaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Gobolada ee Puntland Bashiir C/raxmaan Xaaji Gurxan ayaa sheegay in aragtidiisa shaqsiyadeed iyo tan dowladda Puntlandba ay taageersanyihiin talaabada ay qaaday dowladda Federalka ee Soomaaliya.

Wasiirka ayaa u waramay wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan oo khadka taleefanka Muqdisho kula xirii

Dhageyso Wareysi Wasiir Puntland oo ka Hadlay Qalbi Dhagax
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:43 0:00


ray.

XS
SM
MD
LG