Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Q.M.: Caruurta 3 Milyan oo Qoys ayaan Helin Waxbarasho

Hay’adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in caruurta qoysas qaxooti ah oo ay tiradoodu ka badantahay 3 milyan iyo bar, da’dooduna ay u dhaxeyso 5 ilaa iyo 17 sano jir aysan helin waxbarasho sanadkii tagay, taasina ay waxyeelo u geysan karto mustaqbalkooda iyo kan baraaraha bulshada.

Wariyaha VOA Lisa Schlein ayaa warbixintan ka soo dirtay magaalada Geneva. Waa kan Jacfar Kuukaay oo inoo soo jeediya.

Dhageyso QM oo War kaso saartey Carurta Qaxootiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:02 0:00

XS
SM
MD
LG