Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Myanmar: Xabbad-joojin lagu Dhawaaqay


Dagaalyahanada Rohingya ee dalka Myanmar ayaa ku dhawaaqay xabad joojin bil ah oo ay ku hakiyeen dagaalka ay ku jiraan milatariga dalkaasi, si loogu ogolaado hey’adaha gargaarka in ay mucaawino geeyaan gobolka Rakhine.

Dalalka caalamka ee ballan qaaday in ay kaalmo ballaaran gaarsiin doonaan dadka Rohingya ee muslimiinta ah ee kasoo qaxay dalka Myanmar ayaa waxaa ka mid ah Turkiga. Warbixin arrintan ku saabsan waxaa diyaariyey Nur Hassan Nur.

Dhageyso Warbixinta Myanmar
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:40 0:00

XS
SM
MD
LG