Isku xirrada

Saddex qof oo rayid ah ayaa ku dhintay qarax uu qof ismiidaamiyey ka gaystay maqaayad laga cabbo shaaha oo ku taalla meel u dhow xarunta maamulka Gobolka Hiiraan ee magaalada Beledweyne. Booliiska ayaa sheegay in dadka weerarka soo qaaday aysan gaadhin ujeedadii ay lahaayeen oo ahayd inay khasaare intaasi ka badan ka gaystaan goobta.

Mid ka mid ah dadka goobta ka og-dhowaa ayaa weriyahayaga Jacfar Kuukaay uga warramay sida ay wax u dhaceen?

Dhinaca kalena booliiska Gobolka Hiiraann ayaa idaacadda VOA u sheegay in baadhitaan u socdo kaasi oo ay wadaan ciidamada amniga ku saabsan meeshii laga soo abaabulay qaraxaasi. Isla Jacfar Kuukaay ayaa sida ay wax u dhaceen ka waraystay Taliyaha Booliiska Gobolka Korneel Isaaq Cali Cabdulle.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG