Isku xirrada

Dunida Muslimka oo Maanta Looga Dabaaldagayo Ciidul Adxa


Turkey Eid

Muslimiinta ka badan halka bilyan iyo sideedda boqol ee million ee dunida ku nool ayaa xalay bilaabay badankood inay u dabaal degaan munaasabadda ciidul adha, ee lagu maamuuso maalinta sadexaad ee xajka, oo ka mid ah shanta tiir ee Islamka.

Meelaha xalay looga dabal degay waxaa ka mid ah magaalada Qaahira oo ka mid ah magaalooyinka ugu waaweyn dunida Muslimka, wariyeheenna Xuseen Saxnuuni ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Qaahira.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG